Overview

Version:
1.1
Last updated: 2026-09-14
Ranking
#1,825,292
Overall

Features & Capabilities

erey.ga waa barnaamij iyo adeeg koobaya ururka ereyada abwaannada afka Soomaaliga...

Kusoo dhawow adeeggaan oo aad ka heli kartid isagoo shaqaynaya halkan erey.ga; wuxuuna mashruucani hoos yimaadaa maktabadda | Af-Soomaaliga oo aan fileyno inaad si wacan uga faa'ideysan doontid. Daalacasho iyo aqoon-kororsi barakaysan, mudanayaal.

Wixii talo, tabo iyo taakulayn ku saabsan adeeggaan kusoo hagaaji cinwaankeenna maktabadda@gmail.com

Abwaannada aan hayno ee la dhammaystiray, laakiin tifaftir joogto ah ku socdo:

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976] Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012] Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022] Qaamuuska Ereybixinta - Xarunta Horumarinta Manaahijta Fisikis (Soomaali-Ingiriis) [1987] Xisaab (Soomaali-Ingiriis) [1987] Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) [1984] Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) [1987] Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) [1987] Gundhigga Astaamaha - Ina Ashkir [2015] Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013] Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976] Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte - D. Herloker, B. Kujar [1985] Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Ingiriis) - Axmed M. I. Barkhadle [1990] Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999] Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006] Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993] Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995] Magacyada Nafleyda Soomaaliyeed (Laatin-Talyaani-Ingiriis) - Funayooli, Simoneeta [1985] Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979] Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha - Guddiga Af Soomaaliga [1972] Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985] *Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007] Ereyo Talyaani-Soomaali - Maxamuud Garyare, Cabdikariim Daa'uud Weyre Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998] Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993] SOO MAAL Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013] Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975] Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

User Growth & Download Statistics

App
By:
Abdul Warsame
Version:
1.1 Last updated: 2026-09-14
Version code:
887033997
Creation date:
2026-09-14
Compatible devices:
Size:
63.60MB
URLs:
Website ,Privacy policy
Full description:
See detailed description
Source:
Apple Apps Store
Data ingested on:
2026-09-23
Compare stats and ranking:

Contact the developer

Chrome-Stats does not own this Apple app. Please use these information below to contact the Apple app developer.
Developed by:
Abdul Warsame
Apple Apps Store
https://apps.apple.com/us/app/erey-ga/id6780846214
Website:
https://erey.ga

Best erey.ga Alternatives

Here are some Apple apps that are similar to erey.ga: