Overview

Version:
1.1
Last updated: 2024-08-14
Ranking
#1,597,642 85,681
Overall

Features & Capabilities

Ereyga nolosha ee af Soomaliga ee Axdiga cusub (iyo Kitaabka oo dhan oo laga shaqeynaya) macnaha laga soo turjumay qoraalada luuqadihii asalka ahaa, oo si fudud loo akhrin karo loona fahmi karo. Akhristayaashaya la beegsanayo waa dadka asalkoodu yahay soomaali ee degan Bariga Afrika iyo qurba joogta. Dhamaantood wey fahmni karaan lahjada dhexdhexaadka ah iyo qoraalka guud ahaan loo aqbalay ee loo isticmaalay Kitaabkaan Quduuska ah. Turjumaadaan ugu horeyntii waxaa loogu talagalay cibaado ahaan iyo qalab lagu gaaraayo dadka masiixiyiinta iyo kuwa aan masiixiyiinta ahaynba, kuna haboon dhalinyarada Soomaaliyeed. Turjumaanadu waxey u isticmaaleen NIV qoraalkooda aasaasiga iyagoo had iyo jeerba kasoo xiganaya afka Cibraaniga iyo kan Gariiga si ey u cadeeyaan macnaha. Turjumida waxaa ka mid ah hordhacyada buugagta ee loo isticmaalay qoraalo hoose si loo sharaxo muhiimada dhaqamadii hore ee lagu dhaqmayay. Dhamaan aayadaha shaki ka jiro waxaa lagu daray sharaxaada hoose.

The Somali Contemporary New Testament (full Bible in development) translates the meaning of the original-language texts, and it is easy to read and understandable. The target audience is native Somalis throughout East Africa and the diaspora. All groups will be able to understand the central dialect and commonly accepted orthography used in this Bible. This translation is primarily intended as a devotional and outreach text, meant for both Christians and non-Christians, and suitable for Somali youth. The translators used the NIV as the basis of their work with frequent reference to the Hebrew and Greek texts to clarify meaning. The translation includes book introductions and uses limited footnotes to explain important ancient cultural practices. All doubtful verses are included in footnotes.

User Growth & Download Statistics

App
By:
Biblica
Version:
1.1 Last updated: 2024-08-14
Version code:
868181788
Creation date:
2024-07-19
Compatible devices:
Size:
113.16MB
URLs:
Website ,Privacy policy
Full description:
See detailed description
Source:
Apple Apps Store
Data ingested on:
2026-07-18
Compare stats and ranking:

Contact the developer

Chrome-Stats does not own this Apple app. Please use these information below to contact the Apple app developer.
Developed by:
Biblica
Apple Apps Store
https://apps.apple.com/ke/app/soomaali-bible/id6553996107
Website:
https://biblica.com

Best Soomaali Bible Alternatives

Here are some Apple apps that are similar to Soomaali Bible: