Overview

Version:
1.0.7
Last updated: 2026-09-10
Ranking
#1,223,268 ▼ 7,126
Overall

Features & Capabilities

Orod Darawal waa app-ka darawallada Orod. Ku noqo online, aqbal dalabyada kuu dhow, oo arag lacagta safar kasta ka hor intaadan aqbalin.

Sidee ayuu u shaqeeyaa?

  1. Codso inaad noqoto darawal Orod.
  2. Marka lagu ansixiyo, ku noqo online.
  3. Arag dalabyada kuu dhow.
  4. Aqbal ama diid dalabka.
  5. U soco meesha macmiilku joogo.
  6. Marka aad timaado, riix “Waan imid”.
  7. Bilow safarka oo gaarsii macmiilka meesha uu rabo.
  8. Marka safarku dhammaado, xaqiiji lacagta EVC Plus.

Orod Darawal waxa kale oo aad ku heli kartaa:

• Dakhaalahaada maalinlaha ah iyo toddobaadlaha ah • Tartan toddobaadle ah iyo abaalmarinno • Wicitaan iyo farriimo aad la wadaagto macaamiisha

Orod Darawal waxaa loo sameeyay darawallada Soomaaliyeed.

User Growth & Download Statistics

App
By:
Mohamedamin Salad
Version:
1.0.7 Last updated: 2026-09-10
Version code:
891101580
Creation date:
2026-09-02
Compatible devices:
Size:
59.52MB
URLs:
Website ,Privacy policy
Full description:
See detailed description
Source:
Apple Apps Store
Data ingested on:
2026-09-23
Compare stats and ranking:

Contact the developer

Chrome-Stats does not own this Apple app. Please use these information below to contact the Apple app developer.
Developed by:
Mohamedamin Salad
Apple Apps Store
https://apps.apple.com/us/app/orod-darawal/id6805651927
Website:
https://app.orodgo.com

Best Orod Darawal Alternatives

Here are some Apple apps that are similar to Orod Darawal: