Overview

Version:
1.0.7
Last updated: 2026-09-10
Ranking
#1,596,905 ▼ 12,643
Overall

Features & Capabilities

Orod waa app aad ku dalban karto gaadiid ama aad ku diri karto xamuul gudaha Muqdisho.

Sidee ayuu u shaqeeyaa?

  1. Geli meesha aad rabto inaad tagto.
  2. Arag qiimaha safarka ka hor intaadan dalban.
  3. Xaqiiji dalabkaaga.
  4. Darawalkaaga ku arag mapka.
  5. Marka uu kuu yimaado, safarka bilow.
  6. Marka aad gaarto meesha aad rabtay, ku bixi EVC Plus.
  7. Qiimee darawalkaaga marka safarku dhammaado.

Orod waxa kale oo aad ku heli kartaa:

• Dirista xamuulka • Wicitaan iyo farriimo aad la wadaagto darawalka • Taariikhda safarradaada • Qiime cad ka hor intaadan dalban

Orod waxaa loo sameeyay dadka Soomaaliyeed.

User Growth & Download Statistics

App
By:
Mohamedamin Salad
Version:
1.0.7 Last updated: 2026-09-10
Version code:
891101623
Creation date:
2026-09-02
Compatible devices:
Size:
59.45MB
URLs:
Website ,Privacy policy
Full description:
See detailed description
Source:
Apple Apps Store
Data ingested on:
2026-09-23
Compare stats and ranking:

Contact the developer

Chrome-Stats does not own this Apple app. Please use these information below to contact the Apple app developer.
Developed by:
Mohamedamin Salad
Apple Apps Store
https://apps.apple.com/us/app/orod/id6805598161
Website:
https://app.orodgo.com

Best OROD Alternatives

Here are some Apple apps that are similar to OROD: