Share Store Market Android

Share Store Market

Qeeeybaha sytem 1. E-commerce 2. Multiple vendors 3. Affiliate program

Features & Capabilities

Aragtida ka danbeeysa aas aaska shirkaddan oo aay dhidibada u taageen dhalinyaro smaaliyeed ayaa ah

● in loo arkay inuu muhim uyahy suuqa casriga ah ee ku dhisan habka fudud ee digital ka ah, maadama uu fursad siinayo shirkad walbo in agabkeeda ganacsi ee ku soo bandhigto suuqa, iyadoo ku kalsooni qabto in si fudud ay ku hesho customers ama macaamiil.

• Suuqu waxa uu udub dhexaad uyahy mar walbo isku xirka kan wax iibiyo iyo midka iibsadaha ah.

• Shirkadaha ganacsi ee suuqa Share Store la yimaada items ka ay iibiyaan waxa u sahlanaanayso in si fudud loo barto nooca ganacsi ay yihiin iyo waxa ay iibiyaan, taas oo ka dhigan inay ka maarmaan suuq gayntii ay sameen jireen.

• Suuqu waxa uu fursad kuu siinaya in aad ka dhex shaqeysato adiga oo aan badeeco la imaanin.
Kaliya waxaad share link ku sameynaysa badeeco, hadii uu iibsado qofka aad la wadaagtay waxaad heleysaa lacag commision ah, taas oo cadadkeedu dhanyahy hadba sells market ka aad sameeysay inta uu la egyahy ama percentage ka uu ku ogalaanayo suuqa, adiga oo marka horeba sii ogaanaya lacagta aad commision ahaan u heli doonto.

User Growth & Download Statistics

App
By:
Share store
Downloads:
1,581
Version:
0.0.7 Last updated: 2022-03-01
Creation date:
2021-11-12
Email:
su*****@sharstore.so
URLs:
Website ,Privacy policy
Full description:
See detailed description
Source:
Google Play Store
Data ingested on:
2025-01-15
Compare stats and ranking:

Contact the developer

Chrome-Stats does not own this Android app. Please use these information below to contact the Android app developer.
Developed by:
Share store
Google Play Store
https://play.google.com/store/apps/details?id=so.sharstore
Email:
su*****@sharstore.so
Website:
https://sharstore.so/vendor/seller

User Reviews

it's not good as i expected the store have to reload every touch there is no good products and this store is scam
by Ab*****, 2023-01-01

Good store
by Cu*****, 2022-12-24

Appka kaliya E COMMERCE ugu fiican een isticmaalay
by MA*****, 2022-02-14
View all user reviews ›

Best Share Store Market Alternatives

Here are some Android apps that are similar to Share Store Market: