Overview

Rating:
5.00
(2)
Version:
1.2.7
Last updated: 2026-07-08
Ranking
#681,727 119,952
Overall

Features & Capabilities

Suuqa Bakaaraha – Hal App, Kumannaan Alaab. Ka iibso si fudud, ku bixi EVC Plus ama eDahab, waxaana laguu keenayaa albaabkaaga.

Ku soo dhawoow Suuqa Bakaaraha – Suuqa Online-ka ugu weyn Soomaaliya!

Suuqa Bakaaraha wuxuu kuu fududeeyaa inaad ka iibsatid kumannaan alaab oo kala duwan adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqada.

Waxaad ka heli kartaa:

  • Dharka Ragga, Dumarka & Carruurta
  • Taleefannada & Elektaroonigga
  • Qurxinta & Caafimaadka
  • Qaybaha Baabuurta & Mootooyinka
  • Alaabta Guriga & Jikada
  • Raashinka & Agabka Maalinlaha ah
  • Dahabka, Saacadaha & Agabka Fashion-ka
  • Qalabka Isboortiga iyo kuwo kale oo badan

Sababta aad u dooranayso Suuqa Bakaaraha:

  • Kumannaan alaab oo tayo leh
  • Iibiyeyaal la hubiyey oo lagu kalsoon yahay
  • Lacag bixin ammaan ah (EVC Plus & eDahab)
  • Dalab fudud oo degdeg ah
  • Gaarsiin albaabkaaga ah
  • Qiimo tartan leh iyo dalabyo joogto ah

Ku baadh alaabta aad u baahan tahay, ku dar gaadhiga wax iibsiga, kadibna si ammaan ah u bixi adigoo adeegsanaya EVC Plus ama eDahab.

Soo dejiso Suuqa Bakaaraha maanta, oo ku raaxayso wax iibsasho casri ah, fudud, ammaan ah, isla markaana lagu kalsoon yahay.

User Growth & Download Statistics

App
By:
Suuqabakaaraha
Rating:
5.00
(2)
Version:
1.2.7 Last updated: 2026-07-08
Version code:
888022993
Creation date:
2025-12-16
Compatible devices:
Size:
50.47MB
URLs:
Website ,Privacy policy
Full description:
See detailed description
Source:
Apple Apps Store
Data ingested on:
2026-07-29
Compare stats and ranking:

Contact the developer

Chrome-Stats does not own this Apple app. Please use these information below to contact the Apple app developer.
Developed by:
Suuqabakaaraha
Apple Apps Store
https://apps.apple.com/us/app/suuqabakaaraha-online/id6756087030
Website:
https://suuqabakaaraha.com

Best Suuqabakaaraha Online Alternatives

Here are some Apple apps that are similar to Suuqabakaaraha Online: