Wadajoog Android

Wadajoog

Waa maxay Wadajoog? Waxaad ka faaidaysaa fahan si fudud oo fiican.

Overview

Features & Capabilities

Abkan wuxuu kaa caawinayaa inaad si xoogan oo hufan uu kuugu adeego kuna siiyo isticmaalka internetka, heshid khadjoogto ah, iyo maaraynta adeegyada biriibeeydh-ka ah. Hadda waa nooc 'beeta/bilow' ah oo leh shaqooyin kooban, waxaana si joogto ah u cusboonaysiin doonaa dhowaan.
.
Faahfaahin:
Ku soo dhawoow nooca beta ah ee abka Wadajoog.
Hadda abku wuxuu kuu oggolaanayaa:

✅ In aad ku shubatid khad
✅ Inaad heshid kuhadal
✅ In-aad lasocotid adeegyada cusub & waxyaabo kale.

Maadaam uu yahay nooc 'beta-ah' waxaa jiri kara shaqooyin aan weli dhammaystirnayn, maqan ama soo muuqan weli laakiin la wado. Waxaan rabnaa inaan ka helno jawaab celin isticmaalayaasha si aan u horumarino oo u ballaadhino abka. Toddobaadyada soo socda, waxaan ku dari doonaa shaqooyin cusub, hagaajin xawaare iyo nakhshad cusboonaysiin joogto ah, in shaa Allaah.

Waad ku mahadsantahy inaad qayb ka noqon-rabtid marxaladda hore ee horumarka. Jawaab celintaada waa muhiim si aan u dhisno abka, si uu ugu adeego dhammaan macaamiisheena si buuxda.

Mahadsanid markale & tijaabo wacan.

User Growth & Download Statistics

App
By:
Wadajoog APPS
Downloads:
435 413
Version:
0 Last updated: 2026-07-04
Publisher country:
SO SO
Email:
xi*****@galmaax.com
URLs:
Privacy policy
Full description:
See detailed description
Source:
Google Play Store
Data ingested on:
2026-07-27
Compare stats and ranking:

Contact the developer

Chrome-Stats does not own this Android app. Please use these information below to contact the Android app developer.
Developed by:
Wadajoog APPS
Google Play Store
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.wadajoog.app
Email:
xi*****@galmaax.com

Best Wadajoog Alternatives

Here are some Android apps that are similar to Wadajoog: