Daariz English Android

Daariz English

Barashadii Af-Ingiriisida oo la fududeeyey!

Features & Capabilities

Daariz English waa barnaamij cusub oo loogu talagalay inuu ka caawiyo dadka Soomaaliyeed inay bartaan Af-Ingiriisiga si fudud oo xiiso leh. Waxa uu ku habboon yahay bilowga iyo kuwa hore u yaqaanna luuqadda. Barnaamijkan waxa uu ka kooban yahay casharro, laylisyo, iyo imtixaano kala duwan oo kaa caawinaya inaad ku horumariso ku-hadalka, akhriska, iyo qoraalka Af-Ingiriisiga.

Daariz English waxa uu leeyahay qaab ciyaaro iyo tartan ku saabsan helidda billado iyo geela adigoo bartilmaameed ka dhigaya heerarka aad gaarto, taasoo dhiirrigelisa barashada iyo isku dayga joogtada ah. Waxaa intaa dheer, barnaamijku waa mid offline ah, sidaas darteed waxaad ku baran kartaa meel kasta oo aad joogto. Mustaqbalka, waxa lagu dari doonaa cutubyo cusub oo kaa caawin doona barashada maaddooyinka kale ee ku qoran Af-Ingiriisiga sida Xisaabta iyo Sayniska, taasoo kuu fududeyn doonta inaad diyaar garowdo imtixaanada shahaadooyinka kala geddisan.

User Growth & Download Statistics

By:
Sahamiye Foundation
Downloads:
94,763 14
Rating:
4.50
(251)
Version:
2.1.1 Last updated: 2022-12-23
Creation date:
2022-09-06
Publisher country:
GB GB
Email:
in*****@daariz.org
URLs:
Website ,Privacy policy
Full description:
See detailed description
Source:
Google Play Store
Data ingested on:
2026-06-09
Compare stats and ranking:

Ranking

Contact the developer

Chrome-Stats does not own this Android app. Please use these information below to contact the Android app developer.
Developed by:
Sahamiye Foundation
Google Play Store
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.daariz.english
Email:
in*****@daariz.org
Website:
https://daariz.org

User Reviews

Users find Daariz English helpful, easy to use, and effective for learning English, appreciating its support from Sahamiye foundation. However, multiple users mention that the app content is quite basic and somewhat unorganized. Overall, it is well-liked for introducing English in a simple and accessible way.
Pros
  • Helpful for learning English
  • Easy to use and understand
  • App is appreciated and liked by many users
  • Developed with support from Sahamiye foundation
  • Motivates users to learn English quickly
Cons
  • Content is very basic
  • App is unorganized
Recent reviews
This is a very good app to introduce native speakers to the English language.
by De*****, 2024-09-10

I just downloaded it for learning English I hope to learn fast thanks
by Cl*****, 2024-03-18
View all user reviews ›

Best Daariz English Alternatives

Here are some Android apps that are similar to Daariz English: