# erey.ga

> raadi ereyada af-Soomaaliga

Canonical page: [https://chrome-stats.com/d/id6780846214](https://chrome-stats.com/d/id6780846214)

## Overview

- **ID:** `id6780846214`
- **Platform:** Apple
- **Type:** Apple app
- **Status:** Available
- **Publisher:** Abdul Warsame
- **Category:** Reference
- **Version:** 1.1
- **Last updated:** 2026-09-14
- **First published:** 2026-09-14
- **Size:** 64 MB
- **Data as of:** 2026-09-23
- **Store listing:** [Apple App Store](https://apps.apple.com/us/app/erey-ga/id6780846214)
- **Website:** [https://erey.ga](https://erey.ga/)
- **Privacy policy:** [https://erey.ga/privacy](https://erey.ga/privacy)

## Description

erey.ga waa barnaamij iyo adeeg koobaya ururka ereyada abwaannada afka Soomaaliga...

Kusoo dhawow adeeggaan oo aad ka heli kartid isagoo shaqaynaya halkan erey.ga; wuxuuna mashruucani hoos yimaadaa maktabadda | Af-Soomaaliga oo aan fileyno inaad si wacan uga faa'ideysan doontid. Daalacasho iyo aqoon-kororsi barakaysan, mudanayaal.

Wixii talo, tabo iyo taakulayn ku saabsan adeeggaan kusoo hagaaji cinwaankeenna maktabadda@gmail.com

Abwaannada aan hayno ee la dhammaystiray, laakiin tifaftir joogto ah ku socdo:

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
Qaamuuska Ereybixinta - Xarunta Horumarinta Manaahijta
Fisikis (Soomaali-Ingiriis) [1987]
Xisaab (Soomaali-Ingiriis) [1987]
Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) [1984]
Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) [1987]
Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) [1987]
Gundhigga Astaamaha - Ina Ashkir [2015]
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte - D. Herloker, B. Kujar [1985]
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Ingiriis) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
Magacyada Nafleyda Soomaaliyeed (Laatin-Talyaani-Ingiriis) - Funayooli, Simoneeta [1985]
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
*Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
Ereyo Talyaani-Soomaali - Maxamuud Garyare, Cabdikariim Daa'uud Weyre
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
SOO MAAL Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

## Rankings

- #1,825,292 — Overall

## Similar extensions and apps

- [Soomaali Bible](https://chrome-stats.com/d/id6553996107)
- [Xeerka Shaqaalaha Rayidka JSL](https://chrome-stats.com/d/id1539793743)
- [Daariz](https://chrome-stats.com/d/id1524251540) — 4.40 / 5
- [Tafsiirka Quraanka](https://chrome-stats.com/d/id6745303505) — 4.50 / 5
- [Rikaab](https://chrome-stats.com/d/id1636848011) — 3.30 / 5
- [Orod Darawal](https://chrome-stats.com/d/id6805651927)
- [Manhajonline](https://chrome-stats.com/d/id1236335853) — 5.00 / 5
- [Dhaweeye](https://chrome-stats.com/d/id1399823559) — 3.90 / 5
- [Arbaciin Nawawi Af Somali](https://chrome-stats.com/d/id1616873233) — 5.00 / 5
- [Macaafa Qulqulluu Afaan Oromoo](https://chrome-stats.com/d/id1495156683) — 4.80 / 5
- [Qaamuus Soomaal](https://chrome-stats.com/d/id6753817349)
- [caawiye app](https://chrome-stats.com/d/id6446184539)
- [Xisnul Muslim Af-Somali](https://chrome-stats.com/d/id1537560567) — 4.60 / 5

---

Source: [Chrome-Stats](https://chrome-stats.com/d/id6780846214)
