Features & Capabilities

Rikaab Darawal waa adeeg cusub oo sahliaya in macaamiishu si sahlan ugu xirmaan darawallada gaadiidka iyadoo la adeegsanayo doorashooyin kala duwan sida Facebook ama Google si ay isu diiwaangeliyaan. Macaamiishu waxay dooran karaan nooca gaariga ay rabaan haddii uu online yahay, kadib waxaa la xiri doonaa darawalka ugu dhow ee nuuca gaari ugu habboon.

Marka dalabka la sameeyo, darawalka ayaa go'aaminaya inuu aqbalo ama diido. Haddii dalabka la aqbalo, macaamilku wuxuu helayaa fariimaha ku saabsan xaaladda safarka, sida in darawalku u soo socdo, soo gaaray, iyo marka safarku bilaabanayo. Dhamaadka safarka, labada dhinacba waxay helayaan warqad muujineysa lacagta safarka, sidoo kale waxay isla qiimeeyaan midba midka kale. Rikaab Darawal wuxuu bixiya adeeg ammaan ah, degdeg ah, oo ku habboon baahida dadka raba in ay gaari raacaan iyadoo la hubinayo kalsooni iyo raali galin labadaba.

User Growth & Download Statistics

By:
TABAARAK ICT SOLUTIONS
Downloads:
20,086 52
Rating:
4.40
(346)
2 new ratings
Version:
1.0.56 Last updated: 2026-04-11
Version code:
56
Creation date:
2021-09-06
Publisher country:
SO SO
Permissions:
  • android.permission.ACCESS_BACKGROUND_LOCATION Very high risk
  • android.permission.ACCESS_COARSE_LOCATION Very high risk
  • android.permission.ACCESS_FINE_LOCATION Very high risk
  • android.permission.CAMERA Very high risk
  • android.permission.READ_PHONE_STATE Very high risk
  • android.permission.READ_EXTERNAL_STORAGE High risk
  • android.permission.SYSTEM_ALERT_WINDOW High risk
  • android.permission.DISABLE_KEYGUARD Moderate risk
  • android.permission.REQUEST_IGNORE_BATTERY_OPTIMIZATIONS Moderate risk
  • com.google.android.gms.permission.AD_ID Moderate risk
  • See more
Size:
9.77MB
Email:
in*****@rikaab.com
URLs:
Privacy policy
Full description:
See detailed description
Source:
Google Play Store
Data ingested on:
2026-06-09
Compare stats and ranking:

Contact the developer

Chrome-Stats does not own this Android app. Please use these information below to contact the Android app developer.
Developed by:
TABAARAK ICT SOLUTIONS
Google Play Store
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.rikaab.driver
Email:
in*****@rikaab.com

User Reviews

Pros
  • Good opportunity for drivers
  • Excellent service
  • User-friendly interface
  • App appreciated by taxi drivers in Somaliland
  • Overall positive feedback
Cons
  • Some users expressed severe dissatisfaction
  • Few complaints about usability
Recent reviews
The worst app I have ever used
by Iq*****, 2025-01-07

Darawal shirkada Rikaab
by Ma*****, 2024-11-19
View all user reviews ›

Best Rikaab Darawal Alternatives

Here are some Android apps that are similar to Rikaab Darawal: