Features & Capabilities

Dariishad – Your Day-to-Day App

Dariishad waa app casri ah oo aad ka heli karto adeegyo kala duwan oo muhiim ah hal meel gudaheeda. Waxaa loogu talagalay inuu fududeeyo nolol maalmeedkaaga, isagoo isku daraya adeegyo waxbarasho, madadaalo, iyo adeegyo kale oo muhiim ah.

Qaar kamid ah adeegyada aan bixinno:

Recharge Services
Si fudud uga shubo adeegyada internet-ka ee ay bixiyaan shirkadaha ugu waaweyn dalka, adigoo helaya hab degdeg ah oo la isku halleyn karo.

Books
Ka hel buugaag kala duwan oo isugu jira kuwa bilaash ah iyo kuwa lacag ah.
Akhri buugaag kala duwan meel kasta.
Ku biir rukumo bille ah si aad u hesho dhammaan buugaagta.
Adeegyo dheeraad ah waxaa kamid ah Somali audio oo aad ku dhageysan karto buugaagta iyo offline reading oo kuu ogolaanaya inaad akhriso adigoon internet u baahnayn.

School Revision
Hel muraajaco dhamaystiran oo loogu talagalay fasalka 8aad iyo fasalka 12aad.
Waxaad heli doontaa casharro video ah, buugaag waxbarasho, iyo imtixaanadii dowliga ahaa ee sanadihii hore dhammaan maadooyinka.

Customer Support
Hel caawin joogto ah 24 saac maalintii si aad u hesho taageero degdeg ah oo dhamaystiran.

Maxaad u dooranaysaa Dariishad
Interface fudud oo si sahlan loo isticmaali karo
Adeegyo kala duwan oo hal meel ku wada jira
App fudud oo degdeg ah oo la isku halleyn karo
Ku habboon ardayda, akhristayaasha, iyo qof kasta oo raba adeegyo casri ah

Download Dariishad maanta oo ka faa’iidayso adeegyo badan hal app gudaheeda.

User Growth & Download Statistics

App
By:
Dariishad
Downloads:
21
Version:
0 Last updated: 2026-06-05
Publisher country:
SO SO
Email:
da*****@gmail.com
URLs:
Website ,Privacy policy
Full description:
See detailed description
Source:
Google Play Store
Data ingested on:
2026-06-09
Compare stats and ranking:

Ranking

Contact the developer

Chrome-Stats does not own this Android app. Please use these information below to contact the Android app developer.
Developed by:
Dariishad
Google Play Store
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.dariishad.com
Email:
da*****@gmail.com
Website:
https://dariishad.com/

Best Dariishad Alternatives

Here are some Android apps that are similar to Dariishad: