Caawiye App Ask & Get Answers Android

Caawiye App Ask & Get Answers

By: somnest
Caawiye waa app kaas oo u ogolanaya qof kasta inu weydiyo kana jawabo su'aalaha.

Features & Capabilities

Caawiye App Ask & Get Answers waa madal su'aalo iyo jawaabo u gaar ah bulshada afka Soomaaliga ku hadasha. Waxay u sahlaysaa dadka iyo ardayda inay su'aalo ka weydiiyaan mowduucyo badan sida casharrada, sayniska, farshaxanka, dhaqaalaha, siyaasadda, iyo dhaqanka. Waxaa ku jira nidaam kooxeedyo u oggolaanaya isticmaaleyaasha inay ku biiraan ama abuuraan kooxo gaar ahaaneed iyo kuwo guud si loo iskaashiiyo.

Intaa waxaa dheer, Caawiye wuxuu leeyahay nidaamka fariimaha ku dhex jira app-ka iyo adeegyo kale sida ra'yi ururin (polls), xasuusin qoraal, koorsooyin LMS, maamul jadwal, iyo aaladaha Islaamka sida xisaabiyaha sakada, tasbiix counter, iyo 99 magac ee Alle. Caawiye waa madal isku xirta bulshada Soomaalida iyadoo dhiirrigelinaysa isweydaarsi aqoonta iyo horumarinta shakhsiyeed, taas oo ka dhigaysa app wax ku ool ah oo loogu talagalay waxbarashada, wada sheekaysiga, iyo iskaashiga bulshada.

Astaamaha Muhiimka ah

  • Weydiiso su'aalo oo hel jawaabo iyo aqoon
  • Ku biir ama abuur kooxo wadaaga danahaaga
  • Wada sheekeyso oo fariin isdhaafsada isticmaalayaasha
  • La wadaag sheekooyin gaagaaban oo status ah
  • La soco hawlahaaga, jadwalka, iyo koorsooyinka LMS
  • Aaladaha Islaamka oo ay ka mid yihiin xisaabiyaha sakada iyo tasbiixa

Caawiye waa madal ku haboon ardayda, xirfadlayaasha, iyo qof kasta oo doonaya inuu kobciyo aqoontiisa iyo xiriirka bulshada Soomaaliyeed.

User Growth & Download Statistics

By:
somnest
Downloads:
25,685 30
Version:
6.1.0 Last updated: 2026-04-22
Version code:
61
Creation date:
2022-05-31
Publisher country:
TR TR
Permissions:
  • android.permission.CAMERA Very high risk
  • com.google.android.gms.permission.AD_ID Moderate risk
  • android.permission.ACCESS_ADSERVICES_AD_ID Low risk
  • android.permission.ACCESS_ADSERVICES_ATTRIBUTION Low risk
  • android.permission.ACCESS_ADSERVICES_TOPICS Low risk
  • android.permission.FOREGROUND_SERVICE Low risk
  • android.permission.INTERNET Low risk
  • android.permission.POST_NOTIFICATIONS Low risk
  • android.permission.READ_APP_BADGE Low risk
  • android.permission.RECEIVE_BOOT_COMPLETED Low risk
  • See more
Size:
64.21MB
Email:
so*****@gmail.com
URLs:
Website ,Privacy policy
Full description:
See detailed description
Source:
Google Play Store
Data ingested on:
2026-06-09
Compare stats and ranking:

Contact the developer

Chrome-Stats does not own this Android app. Please use these information below to contact the Android app developer.
Developed by:
somnest
Google Play Store
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.caawiye.app
Email:
so*****@gmail.com
Website:
https://caawiye.somnest.net/

User Reviews

best somali education app well done developers
by Sh*****, 2025-01-03

All
by Mo*****, 2023-11-23
View all user reviews ›

Best Caawiye App Ask & Get Answers Alternatives

Here are some Android apps that are similar to Caawiye App Ask & Get Answers: