Features & Capabilities

Cawiye App- waa App kuu fududeynaya inaad balan u qabsato dhaqtarkaaga adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.

Appkaan waxaa balan kasoo qabsan kara dadka ku nool magaalada muqdisho.

Cawiye App si fudud ayaad isaga diiwaangelin kartaa adigoo balan ku qabsanaya wax ka yar 2 daqiiqo.📱💻

Cawiye App waxaad ka heli kartaa isbitaalada ugu waaweyn magaalada muqdisho oo aad balan u qabsan kartaa dhaqaatiirta ka shaqeysa.

bukaanku wuxuu kala socon karaa Appka Cawiye ogeysiisyada iyo xayeysiimaha isbitaalada ay sameynayaan sida qaliimo bilaash ah iyo wixii lamid ah.

Bukaanku wuxuu ogaan karaa inuu maqanyahay ama uu joogo dhaqtarka uu rabo inuu balan u qabsado iyo maalmaha uu shaqeeyo.

Bukaanku wuxuu Appka cawiye ka heli karaa wacyi gelinta iyo talooyinka caafimaad ay dhaqaatiirtu bixineyso.

Bukaanku markii uu balan u qabsado dhaqtarkiisa waxaa fariin ugu soo dhici doontaa lambarka uu lacagta ka diray iyo qeybta notifications ee Appka asagoo fariintaas dhaqtarka kula kulmi doona.

Bukaanku wuxuu dalban karaa Ambulance isbitaalka uu rabo ama u dhaw asagoo si fudud ku wici kara ambulance-ta.🚑🚑🚑

Bukaanku marka uu lacagta bixinayo wuxuu wax ku bixin karaa kaliya EVC PAYMENT.💵💵💵

User Growth & Download Statistics

App
By:
CAAWIYE ICT SOLUTIONS LTD
Downloads:
204
Version:
1.0.9 Last updated: 2024-04-05
Creation date:
2023-09-17
Email:
In*****@caawiyeapp.com
URLs:
Website ,Privacy policy
Full description:
See detailed description
Source:
Google Play Store
Data ingested on:
2024-12-11
Compare stats and ranking:

Contact the developer

Chrome-Stats does not own this Android app. Please use these information below to contact the Android app developer.
Developed by:
CAAWIYE ICT SOLUTIONS LTD
Google Play Store
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.booking.caawiye.app
Email:
In*****@caawiyeapp.com
Website:
https://caawiyeapp.com

User Reviews

M.a waa App loo baahnaa
by Am*****, 2024-02-04

Manisha allah
by Aa*****, 2023-10-19

Mansha Allah howl lugubrious dhib qabay ayaad xaliseen
by Ab*****, 2023-10-18
View all user reviews ›

Best Cawiye App Alternatives

Here are some Android apps that are similar to Cawiye App: